Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Qarax Magaalada Marka lagula Eegtay Wasiirka…

Sida ay kuwaramayaan dadka ku dhaqan magaaladaasi Xalay waxa ka dhacay Qarax Xoogan kaasi oo warar is khilaafsan kasoo baxayaan qaabka uu udhacay iyo khasaaraha uu geystay intuba.

Waxa la sheegayaa in qaraxa lala Eegtay Gaariga Wasiirka Gaashaandhiga Maxamed Shiikh Xasan Xaamud waxaana lasoo wariyey in xilliga qaraxa uu dhacayey uusan gaariga la socon wasiirka.

Idaacad ka mid ah kuwa Shabaabka Taageera ayaa baahisay in khasaaro dhimasho iyo dhaaawac iskugu jiray uu qaraxaasi kasoo gaaray ciidamada la weeraray iyagoo qaraxa kadib askartaasi ay rideen rasaas Xoogan sida la sheegayo inkastoo dad ku waxyeeloobay lasoo sheegin. buy Kamagra Soft online, clomid reviews.

You must be logged in to post a comment Login