Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Qarax Qasaaro geystay oo ka dhacay Waajid

 

Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa Qarax Miino waxaa lagula eegtay Duleedka Magaalada Waajid ee Gobolka Bakool iyadoona la sheegay in Qaraxa uu ka dhashay Qasaaro kala duwan.

Qaraxan ahaa miidno ayaa Ciidamo ka tirsan Dowladda Soomaaliya waxaa lagula beegsaday Degaano Duleedka ka ah Magaalada Waajid ee Gobolka Bakool.

Saraakiila ka tirsan Dowladda oo la hadlay Idaacad ku taala Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Qaraxa uu ahaa miino islamarkaana lagu diyaariyay halka Ciidamada lagula eegtay.

Ilaa iyo hada lama shaacin Qasaaraha kala duwan ee soo gaaray Ciidamada Dowladda Soomaaliya inkastoo Wararka ay sheegayaan in uu jiro Qasaaro kala duwan.

purchase dapoxetine, purchase lioresal.
Wakaalada Wararka Somalimedia.co.uk
Email : info@somalimedia.co.uk

You must be logged in to post a comment Login