Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Qarax uu mas’uul ku dhintay oo ka dhacay Kismaayo

Extra Super Tadadel buy online, dapoxetine without prescription. Warka naga soo gaarayo Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Qarax Khasaaro geystay uu ka dhacay magaalada.

Qaraxa ayaa la sheegayaa inuu ku dhintay Sarkaal sare oo ka Tirsanaa Ciidamada Maamulka KMG Jubba, waxaana la tilmaamayaa in sidoo kale ay ku dhaawacmeen Ciidamo kale.

Inta la xaqiijiyay qaraxa ayaa waxaa ku Dhaawacmay 5 ka mid ahaa Ciidamada Jubba oo ilaalo u ahaa Sargaalka dhintay.

Xaafadda Qaraxa uu ka dhacay ee Via Afmadow qof ku sugan oo Magaciisa ku Gaabiyay Maxamed Cusmaan ayaa u sheegay warbaahinta in Ciidamada Jubba ay rasaasta ilaa hadda si aan kala Go’ laheyn ay u Ridayaan.

Dhanka kale, Qaraxa ayaa la tilmaamayaa inuu ahaa miinada dhulka lagu aaso waxa uuna burburiyay qaraxa Gaariga uu Sarkaalka dhintay oo aan Magaciisa la Xaqiijin Saarnaa.

You must be logged in to post a comment Login