Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

QARAX XOOGAN OO CIIDAMADA DOWLADDA SOOMALIA LAGULA EEGTAY MAGAALADA MARKA.

Ciidamada Dowladda Soomaaliya gaar ahaan kuwa Booliska ayaa Qarax Xoogan waxaa lagula Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Sh.Hoose.

Qaraxan oo ahaa Bambaano ayaa lagu weeraray Kolonyo ay wateen Ciidamada Birmadka Booliska Dowladda Soomaaliya kuwaasi oo marayay Magaalada Marka Iyadoona halkaasi ay ka taagantahay Xiisad Dagaal.

Goobjooge ayaa sheegay Qaraxa kadib Howlgallo ay sameeyeen Ciidamada Booliska Dowladda in ay gacanta ku soo dhigeen Ruux lagu tuhmay Weerarkii Bamka ahaa ee lagu qaaday Ciidamada Booliska.

Xiriiro kala duwan aanu la sameeyey Saraakiisha Booliska ayaa ka gaabsaday faah faahin ka bixinta Qaraxii lagu Weeraray maadaama ay sheegeen in wali uu socda Howlgallo lagu damacsan yahay sugida amaanka.

Sikastaba, Qaraxan ayaa waxuu imaanayaa Iyadoo Xalay Maleeshiyaad hubeysan ay Weerar ku qaadeen Hoteelka Aaran halkaasi uu saldhigtay Madaxweynaha Maamulka Shabelle Satate.

Wakaalada Wararka Somalimedia.co.uk order Super Kamagra online cheap, buy clomid online.
Email : info@somalimedia.co.uk

You must be logged in to post a comment Login