Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Qarax xoogan oo ka dhacay Boosaaso.

Qarax xoogan oo ka dhacay Boosaaso.
Waraka aan ka helayno magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in u bartamaha magaalada ka dhacay qarax xoogan .
Warku waxuu inta ku daraya in qaraxu ka dhacay xarunta maxkamadda gobalka Bari oo ay halkaas ku geeriyodeen laba qof oo ay ku jirto haweeney.
Waxaa kale oo ku dhaawacmay mid ka mid ahaa xeer-ilaaliyaasha maxkamadaas.
Wali lama hayo cid sheegatay qaraxaas.

You must be logged in to post a comment Login