Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Qarax xoogan oo ka dhacay magaalada Bosaaso

Qarax xoogan ayaa ka dhacay bartamaha magaalada Bosaaso oo ay ku dhinteen in ka badan 15 qofood,halka dhaawacuna u gaarayo ila iyo 40 tameeyo.
Qaraxaan oo ay sheegteen Al-shabaab ayaa loo adeedsaday baabur iyo dirawalkiisi oo isku qarxiyay baabur kale oo waday dad ajnabi ah iyo ciidamadii ilaalinayay ajnibigaas.2qarax--310x174

You must be logged in to post a comment Login