Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Qaraxii Garoonka Diyaaradaha Baladweyne oo loo qabtay Sarkaal katirsan Hay’adda CRD

Female Cialis without prescription, purchase lioresal.

cheap sildenafil, cheap clomid.

Qaraxii dhawaan ka dhacay magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan gaar ahaan garoonka diyaaradaha magaaladaasi ayaa dadka loo soo qabtay waxaa ka mid ah sarkaal ka tirsan hay’adda CRD.

Sarkaalkaan oo aan weli la cayimin magaciisa ayaa la sheegay in lala xiriirinayo qarax computer lap top ah loo isticmaalay oo dhawaan ka dhacay kontaroolka koowaad ee garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee gobolka Hiiraan.

Wararka ayaa  sheegaya in durba sarkaalkaasi lagu soo wareejiyay ciidanka nabad sugida Soomaaliyeed islamarkaana la keenay magaalada Muqdisho.

Sarkaalkaan ka tirsan hay’adda CRD ayaa loo heystaa  in uu isagu lahaa computer-ka qarxay.

You must be logged in to post a comment Login