Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Qaraxii ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho + Alshabaab oo sheegtay

qarax
Qarax weyn oo dhawaqiisa si xooggan looga maqlay qeybo ka tirsan magaalada Muqdisho ayaa ka dhacay meel ku dhow xarunta Hey’adda nabad sugidda Ex.Habar Khadiijo.
Wararku waxay sheegayaan in qaraxu uu ka dhacay meel u dhaxeysa Baar Fiat iyo Isgoyska Jubba, halkaas oo ah meel ay ku badanyihiin Saraakiisha Hay’adda Nabad sugiddaQaraxan ka Soomaaliyeed.
Qraxaani ayaa la sheegay in ay ku nafwayen ku dhawad 12 qof halka 8 kalena ay ku dhaawacmeen.
Sarkaal katirsan xarakada Shabaab ayaa sheegay in ay mas’uul ka ahaayeen weerarkii maanta,idaacadda Andalus xarunteeda magaalada Ceelbuur ayaa baahisay in xarakada Al Shabaab ay sheegatay mas’uuliyadda weerarkaasi.

You must be logged in to post a comment Login