Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Qaraxyo sil-silada ah oo ka dhacay Muqdisho iyo qaraxyo wali yaalla qeybo kamid wadada ugu muhiimsan Caasimada.

Qaraxyo sil-silada ah oo ka dhacay Muqdisho iyo qaraxyo wali yaalla qeybo kamid wadada ugu muhiimsan Caasimada.

Laba qarax oo lala eegtay Baalayaalka nuuca cadceeda kushaqeeya ah ayaa waxa ay siyaaba kala duwan uga dheceen magalaada Muqdisho gaar ahaan wadada Maka Al-mukara.
Qaraxyadaan ayaa kan hore waxa uu ka dhacay agagaarka Isgosya Shaqaalaha halka kan kalana uu dha dhacay agagaarka Hotel Wehliye ee magaalada iyada oo qaraxa hore uu ku dhaawacmay ruux rayid ah halka qaraxa kale wali aan la ogeyn qasaaraha uu dhaliyay.
Baalaha 28-aad ee ku yaalla wadada Maka Al-mukarama ayaa wali waxaa ku xiran qarax iyada oo ciiamada amaanku ay kala eryayaan shacabka si aan dhibaata ugu gaarin hadii uu qarxo.
Qaraxa ku xiran baalaha ayaa waxa uu yahay mid sida bir qabata oo kale loogu dhajiyay arintaas oo ah taatika cusub oo waayahaan labilaabay in wax loo qarxiyo

baalelaqarxiyay-13

You must be logged in to post a comment Login