Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Qatar Cusub: Ciyaalkii Kooliistayaasha Oo Muqdisho Laga La Yahay Iyo Al-shabaaab Oo..

cheap dapoxetine, cheap lioresal.

Brand Viagra online, cheap zithromax.

celebrex without prescription, purchase clomid.
Maaalmahan dambe waxaa magaalada Muqdisho laga la yahay ciyaalkii badnaa ee darbiyo jiifka ahaa iyo sidoo kale kuwa dhuuqi jiray koolada ama xabagta qofba sida uu u yaqaan.

Xog aan helnay waxay sheegaysaa in inta badan ciyaalkan ay gacanta ku dhigeen Al-shabaab,  islamarkaana hadda loo qaaday xeryo tababar oo ku yaalla gobolka Shabellaha Hoose.

Ciyaalkan ayaa la sheegayaa in loo tababarayo sidii ay isku qarxin lahaayeen, waxaana ualjeedka Al-shabaab  ka leeyihiin tahay in fikirkooda kusoo shubaan carruurtan.

Xogta ayaa intaa ku dareysa in ay jiraan ciyaalkii ay ka wateen darbiyada Muqdisho in qaarkood ay baxsadeen welina aan la ogeyn halka ay lugta dhigeen.

Qaar ka mid ah carruurtaan waxaa xusid mudan in dowladda iyo dad samafalayaal ah gacanta ku dhigeen, ayna geeyeen meello xanaano ah oo noloshooda lagu ogaanayo.

You must be logged in to post a comment Login