Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Q/M oo Arin Laga Argagaxo Ka Sheegtay Soomaaliya+Xogta oo lala yaabay

buy tadalafil, buy dapoxetine.

purchase sildenafil, acquire Zoloft buy Viagra online, purchase Zoloft. .

Sida ay maanta baahisay hay’adda Q,M u qaabilsan dhanka cunnada ee FAO la yiraahdo qiyaastii in ka badan 40% dadka Soomaaliyeed ma haystaan raashin ku filan oo ay ku noolaan karaan.

Hay’addu waxay warbixinteeda ku sheegtay in xog ururin laga samneeyay magaalada Muqdisho inay ku ogaatay in dalka ay ka jirto xaalad cunno yari ah oo ay dad badani halis ugu jiraan inay macaluul u geeriyoodaan.

Warbixintaan waxaa lagu sheegay in in ka badan 300 oo kun oo caruur ah oo da’dooda ka yartahay 5 jir ay macaluul ku haysato gudaha dalka halka 50 kun oo kalena ay halis ugu jiraan.

Dad badan oo cunno yari hayso ayay hay’addu ku doodaysaa inay ku jiraan xeryaha ay ku noolyihiin dadka barkacayaasha ah.

Xiriiriyaha arrimaha bini’aadanimada Q,M u qaabilsan Soomaaliya Peter de Clercq  ayaa sheegay in tan iyo wixii ka dambeeyay bishii February ee sanadkaan uu dalku galayay xaalad bini’aadanimo oo culus.

Abaaro ka jira meelo ka mid ah degaanada maamulada Somaliland, Puntland bartamaha iyo koofurta Soomaaliya ayuu sargaalkaan sheegay inay sabab u tahay cunno yarida xilligaan Soomaaliya ka jirta.

Hay’adaha samafalka ayuu sargaalkaan ugu baaqay inay deg deg uga jawaabaan baaqa inay deg deg ugu gurmadaan dadka Soomaaliyeed.

Warbixintaan waxaa lagu sheegay in dadka aan maalin walba heli raashin ku filan ay ka badan yihiin hal milyan oo ruux taasoo ka dhigan in 40% ay u baahan yihiin kaalmo deg deg ah.

You must be logged in to post a comment Login