Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

QM oo Codsi la yaab leh u dirtaya P/land kadib dagaalkii Shabaab

Apcalis SX Oral Jelly no rx, buy clomid online. baclofen without prescription, acquire lioresal.

order Gold Vigra online cheap, buy zithromax online.

Wakiilka gaarka ah ee qaramada midoobe ee soomaaliya Michael Keating ayaa war uu kasoo saaray xafiiskiisa ku eedeeyey Al-shabaab in ay ka dagaalka puntland ay Al-shabaab la galeen ay u adeegsatay caruur aad u da, yar oo aan gaarin da,da qaan gaarka.

Danjiraha ayaa sheegy in 16 caruur ay ka yartahay in dagaalka ay ka qeyb qaateen isagoona intaasi ku daray in qaramada midoobe ay si kulul ugu cambaareneyso Al-shabaab arinkaasi.

Keating ayaa maamulka puntland kula dardaarmay in caruurtaasi ay u baahan yihiin taageero iyo dhaqan celin xoogan isagoo kula dardaarmay maamulka in aan caruurta ay maxaabiis ahaanta usoo qabteen aan waxyeelo loo geysanin.

Wakiilka waxaa kaloo uu sheegay in qaramada midoobe ay maamulka puntland ka caawin doonto la dagaalanka argagaxisada iyo hormarinta barnaamijyada lagu hormarinaayo xaalada bini aadan nimo ee ka jirta gudaha maamulka puntland.

Al-shabaab ayaa 14-kii bishaan weeraray  deegaanada xeebta ah ee maamulka puntland waxaana ay puntland sheegtay in dagaalkaasi ay ku dishay in ka badan 70 dagaal yahan halka ay gacanta kaga dhigtay maxaabiis badan.

You must be logged in to post a comment Login