Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Qoraalki Laaji

 

Suhagra for sale, buy Intagra online, online Zoloft buy Viagra Gold online, acquire zithromax. . buy clomid. 180785_1264303665393_5522846_nCaadi iska dhiga

 

Mowduuca aan ugu magacdaray Caadi iska dhig Waxaan ka damacsan ahay in aan ku qaadaa dhigo arin manta taagan oo ah khilaaf ka taagan habka loo soo xulayo ama loo soo xulayba ergooyinka beelaha ee doorashooyinka. Hadaba ergooyinka waxaa loo baahan yahay in aan cadaaladda la garab marin, inkasta oo la hubo in kolay qalad dhici, waxaan jeclaan lahaa in lagu dadaalo sidii loo sixi lahaa inkasta oo si kasta oo loo dadaalo aan lawada raali galin Karin Musharaxiinta oo dhan oo kolley ninkaan guushu raacin waxbuu sheegan ee halagu dadaalo sidii loo qancin lahaa.

Waligeedba waxyaalaha la isku khilaafo waxaa ugu weyn Kursiga ama Mansabka iyo Dhaqaalaha ama maalka, waxaad ogtihiin Saxaabadii Nabigeena (SWC) ayaa ku dagaalantay oo dhuunta isjartay, Hadaba wax layaab leh ma aha haday eedi ka timaado Musharaxiinta qaarkood, oo waa wax la sugayey marka waxaa ergooyinka looga baahan yahay in ay Allaha Abuurtay ka baqaan oo ay inta karaankooda ah si all aka cabsi ku jirto Xildhibaanada u soo magacaabaan.

Takaleeto waxaa had iyo jeer meel kasta lagu hadal hayaa in ay jirto lacag waalan oo codad lagu iibsanayo, taas oo la sheegayo in musharaxiintu ay ergooyinka siinayaan, taas macnaheedu wuxuu noqonayaa in qofka la soo xulay uu ahaado faasid, maxaa yeelay wuxuu ku soo gaadhay kursi si qalloocan oo aan sax ahayn, ummaddana wax u qaban mayo ee wuu fasahaadinayaa waana khaa’in aan lagu kalsoonaan Karin, kuwii soo xulay ayaana dambigiisa aakharo iyo adduunba la wadaagi doona.

Beelaha Soomaaliyeed waxaa looga fadhiyaa in ay soo gudbiyaan xildhibaano hufan oo aan faasid ahayn oo u adeega ummadda ay matalayaan. Xildhibaanadu ama wasiiradu markay yimaadaan golahooda ummadda way u siman yihiin, wixii dheef xalaal ahna iyaga ayaa iska leh, kuraasta ay ku fadhiyaan iyo darajada ay wataan iyomagaca iyo sharafta iyaga ayaa iska leh, Shacabku waxa ay leeyihiin shaqada ay u qabtaan ama sida ay ugu khidmeeyaan taas ayaana shacabka deeqaysa> Hadaba xildhibaanka fiican ee dhowrsoon, Khidmo (Service) fiican ayaa laga heli ka xunna lugooyo iyo Musuqmasuq ayaa looga fadhiyaa

Hadaan si gaar ah ula hadlo nimanka xilka u ordaya, gaar ahaan kuwa laaluushka bixinaya, ma waxaad doonaysaa xil aad adigu gadatay in aad qabato dabadeedna wadadii laaluushka ee aad xilkan u soo martay aad nagu maamusho, sided u seexan kartaa adigoo qalad intaa dhan dhex dabaalanaya miyaadan ka cabsi qabin in hadii xisaabta dadka aad ka fokato in aadan tii Ilaahay ka fokan Karin. Mise waxay maraysa gabaygii lahaa (Nin damiirku qoonmaa ma naco hilibka doofaare, wuxuu eebahay doorinbaan daawo loo heline).

Raggiin isu sharaxay Xildhibaannimadu ma wada xumidin, ee rag farabadan oo wanaagsan ayaa idinku jira, sideedabana qaarna way heli kursiga qaarna way waayi doonaan, hadaba ninkii waayow gari laba kama wada qosliso ee waxaa la idinka rabaa in aydaan ummadda cudur kala galinin nin waliba lafihiisa ayuu u socday,

You must be logged in to post a comment Login