Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

R/wasaraha wadanka Kanada oo karantiil kujira.

Ra’iisul wasaaraha Kanada Justin Trudeau ayaa  galeya xaalada karantiil ah inta uu sugayo natiijada tijaabooyinka xaaskiisa Sophie Grégoire Trudeau.

Mr Trudeau wax astaamo ah oo cadeyneya in uu qabo cudurka karoona  malaha, wuxuuna galayaa karantiil iskaa ah “

taxadar badan”, ayaa lagu  yiri war ka soobaxay  xafiiska ra’iisul wasaaraha. ” waxana la sheegeyaa in talada dhakhtarku siiyo ra’iisul wasaaraha ay tahay  in la sii wado, taxaderka dheeraadka ah iyo nashaadaadyada maalinlaha ah.

Waxaa maalmihii ugu dambeeyey sii kordheya cabsida ay madaxda caalamka ay ka qabaan in uu haleelo cudurkaan dilaaga ah ee Karoona.

You must be logged in to post a comment Login