Rabshado ay dad ku dhinteen oo qowmiyadaha Somalida iyo Oromada ku dhexmaray dalka Ethiopia.

Filed under: Wararka |

order Kamagra Chewable online cheap, zithromax reviews.

Addis-ababa:Ugu yaraan 4 ruux ayaa geeriyootay  5 kalana dhaawac ayaa soo gaaray kadib markii Ciidamo ka tirsan Liyu Booliska Soomaalida Ethiopia ay weerar ku qaadeen Bariga Magaalada Harar ee qowmiyadda Oromada.

Weerarkaas ayaa waxaa lagu gubay inkabadan 200 oo Guri `iyadoo Sidoo kale ay ku barakaceen Boqolaal ruux oo rayid ah oo dhammaantood ahaa qowmiyadda Oromada.

Dadka deegaanka ayaa waxa ay sheegayaan in weerarkaas uu yimid kadib rabshado hor leh oo dad ka soo kala jeeda labada Qowmiyadood ku dhexmaray Xadka labada dhinac.

Sanadkii hore ayaa Rabshado xoogan oo ay ku dhinteen Boqolaal ruux , kumanaan kalana ay ku barakaceen  waxa ay labada qowmiyadood ku dhexmareen gudaha dalka Ethiopia.

Sublingual Viagra no rx, cheap clomid.

Posted by on May 28, 2018. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can skip to the end and leave a response. Pinging is currently not allowed.
[youtube https://www.youtube.com/watch?v=KOQ34B1Nfes&w=468&h=60]

Leave a Reply