Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Rag qorsheynayay falal argagixiso oo lagu qabta Dooloow

nolvadex buy, buy Zoloft online.

Degmada Dooloow ee gobolka Gado ayaa  lagu qabtay Afar qof oo la rumeeysanyahay inay qorshaynayeen qaraxyo ay la beegsanayaan mas’uuliyiin iyo goobo muhiim ah oo ku yaalla degmadaas.

Cabdirashiid Xasan Cabdinuur oo ah wasiir ku xigeenka amniga iyo arrimaha gudaha ee maamulka KMG ah ee Jubba, ayaa warbaahinta u sheegay in raggan ay qorsheeynayeen iney qarxiyaan xarun ay leedahay Qaramada midoobay iyo buundo ku taalla Dooloow.

Mas’uulkan ayaa xaqiijiyay qabashada afartan qof, wuxuuse tilmaamay inay soo bandhigi doonaan xogta rasmiga ah ee tuhmaneyaasha.

Ragan ayaa lagu hayaa gudaha degmada Dooloow ee gobolka Gado, iyadoo ay ciidamdu wadaan baaritaano la xiriira ragan la qabtay.

You must be logged in to post a comment Login