Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya Oo Sheegay Somaliya & Itoobiya In Iska Kaashanayaan…

buy Revatio online, dapoxetine reviews. Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Itoobiya Hailemariam Desalegn, ayaa waxa uu sheegay in Somaliya iyo Itoobiya iska kaashanayaan hawlgalada lagula dagaalamaayo Al Shabaab.

Ra’iisal Wasaaraha, ayaa ku waramaaya in Somaliya iyo Itoobiya ku wada heshiiyeen, sidii leeskaga kaashan lahaa xasilooni ku soo dabaalida deegaanada, ay gacanta ku heyso buu yiri Al Shabaab.

Waxa uu soo hadalqaaday Ciidamada Militariga ee Itoobiya ee qaybta ka ah Amisom, in ay dagaalada ku wiiqayaan dagaal-yahanada Ururka Al Shabaab, sida uu yiri.

Sidoo kale waxa uu Shabaabku ku eedeeyay kuwo ka biyo diidan xasiloonida Somaliya, iyadoo uu xusay Shabaabku in ay lid ku yihiin nabad ka dhalata Soomaaliya.

Dhanka kale Hailemariam Desalegn, Hay’adaha gargaarka ee Qaramada Midoobe, ayaa wuxuu ugu baaqay inay gargaar gaarsiiyaan deegaanada laga saaray Shabaabka, markii uu sheegay in xaalado adag oo xagga nolosha ah ay ka taagan tahay.

Hailemariam Desalegn, ayaa hadalkaan u sheegay Warbaahinta qaar ee ka hawlgasha Magaalada Addis Ababa ee Xarunta Itoobiya.

You must be logged in to post a comment Login