Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Raisu wasaaraha oo loo diiday in u barlamaanka ka jeediyo qubad

Raisu wasaaraha oo loo diiday in u barlamaanka ka jeediyo qubad
Saaka ayu damcay raisuwasaaruhu in u ka hor hadlo baarlamaanka si u u difaaco aragtidisa iyo wax qabadkiisa,lakiin waxaa ka dhacay buuq iyo sawaxan keenay marki dambe in cod loo qaado arritaas.
Cod la geliyay in u raisuwasaaruhu ka hadlo baarlamaanka hortisa iyo in kale ayaa waxaa diiday 149 xildhibaan halka ay ogolaadeen 7 xildhibaan 75 xildhibaana ay ka aamusee.Halkaas waxaa lagu diiday in u ka hadlo baarlamaanka hortisa oo u is difaaco.
Ra'iisul_Wasaaraha_Soomaaliya

You must be logged in to post a comment Login