Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Wafdi uu hogaaminayo ra’isul wasaaraha dowlada Soomaaliya ayaa la filayaa in saacadaha soo aadan uu gaaro magaalada Garoowe ee caasimada maamulka Puntland.
Xubno katirsan xafiiska Ra’isul Wasaaraha ayaa Warqaad.com usheegay in Dr Saacid iyo wafdi uu hogaaminayo ay kusii jeedaan Garoowe.
Waxaa Garoowe ka soconaysa qaban qaabo loogu jiro soo dhaweynta Raisul Wasaaraha Soomaaliya.
Madaxweynaha Maamulka Puntland ayaa kamid ah xubnaha ka qeyb qaadanaya soo dhaweynta wafiga ra’isul wasaaraha.
Waa safarkii ugu horeeyay ee DR Saacid uu kutago deegaanada maamul goboleedka Soomaaliyed ee Puntland.
You must be logged in to post a comment Login