Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Raisuwasaaraha Soomaaliya oo ka hadlay sababaha xilka looga qaaday Sambaloolshe

clomid for sale, cheap clomid.

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya, Cabdiweli Sheekh Axmed, ayaa xarunta BBC ee NBH maanta uga waramay BBC, iyadoo uu hogaaminayay wafdi ka socda dowladda federaalka Soomaaliya.

Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa markii ugu horeeyay ka hadlay xil ka qaadista golaha wasiiradda xukuumadda ay ku sameeyeen agaasimihii hore ee hey’adda nabad sugida iyo sirdoonka dalka, Cabdullaahi Maxamed Cali Sambaloolshe.

Isagoo la hadlaayay BBC-da ayuu ra’iisal wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed wuxuu tilmaamay Sambaloolshe in xilka looga qaaday markii uu ku dhaqmay wax uu ku sheegay mas’uuliyad darro iyo ku xad gudub uu geestay xildhibaanno iyo wasiiro oo gurigooda uu weerarray.

Wuxuu sheegay oo kale in dhaqanka uu ku kacay Sambalooshe in aysa muujineynin mid horrumar iyo nabad lagu gaari karo oo shaqadii hey’adda nabad sugida ceebeysa sida uu yiri.

Waa markii ugu horeysay oo ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya uu si cad ah u sheego taliyihii hey’adda nabad sugida in xilka loo qaaday dhaqan aan fiicneen oo uu la soo baxay.

Si kastaba, madaxweynaha Soomaaliya ayaa ilaa hadda aan ku qancin xil ka qaadista safiirkii hore ee Soomalida ee dalka UK, waana labo nin oo isku dhow.

You must be logged in to post a comment Login