Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Roob lagu diirsaday oo ka da!ay degmada Raaso

Apcalis SX Oral Jelly without prescription, clomid reviews. Degmada Raaso) Waxaa Dhamaanba dhulka hoosyimada Degmada Raaso Ee Gobolka Afdheere si wacan uga Curtay Roobabkii Gugga, Magaalooyinka ay ka curteen roobabkaa waxa kamid ah sida Raaso, Magaalo-Qansax,Hargeisa-Yar,Buundada,Malko-Durduro, AfWeyne iyo Dooxa-Yarey iyo Magaalooyin kale oo tiro badan, Roobabkaas oo qaar kood ay ahaayeen Mahiigaan, dhulka qaarna ku ahaa Biyo Dhig fiican, dhulka qaarkiisna ay kada’een roobab baliyada iyo Barkadahaba buuxiyay.

Roobabkaas oo ah kuwa da’aya ama day wakhtigii caadiga ahaa ee ay di’ jireen ee bisha October ayaa waxa ay dadka kasoo jeeda Degmada Raaso oo u badan dad Xoola-dhaqato beeralay ah ay imika bilaabi doonaan in ay qotaan beerihii iyaga oo qaar kood maal mihii ugu danbeeysay ay kujireen u diyaar gorowga qodashada beeraha iyaga oo badankoodu samaynayey caro rogaalkii si ay u sii jilciyaan dhulka ay ka qodayaan beerta, si dallag badan uga soo go’ marka lagaadho wakhtiga beerta lajarayo.

Sida darteed, Roobabkan gu’ga ah ee curtay ayaa lagu rajo wayn yahay in ay sanadkan noqon doonaan roobab ku filan.

You must be logged in to post a comment Login