Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Ruugcaddaaga Abdullahi Sahal oo ka mid ah Guurtida Soomaliyeed ee ku dhaqan wadanka UK ayaa ka jawaabey “Jigjiga hallow Garowe,Kismayo hallo

Ruugcaddaaga Abdullahi Sahal oo ka mid ah Guurtida Soomaliyeed ee ku dhaqan wadanka UK ayaa ka jawaabey “Jigjiga hallow Garowe,Kismayo hallow gaarisa” oo hadda ka hor ka soo yeertay masuul ka mid ah ururka SAHAL oo ka howlgala magaalada London.
Mudane Abdullahi Sahal ayaa ku goodiyay haddii isir ama qabiil la isusoo baheysto si loo qabsado deeganka jubooyinka in u isaguna u yeeran doono isbahaysi qabiil oo u dhigma kan la isugu yeeranayo.

You must be logged in to post a comment Login