Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Ruuska oo Kenya ka taageeraya ka hortaga Weerarada Al Shabaab

Ku xigeenka Wasiirka Arimaha dibada dowlada Ruushka Gennady Gatilov oo Warfidiyeenada kula hadlayay Magaalada Nairobi ee Xarunta dalka Kenya kadib kulamo uu la qaatay Madaxweynaha dalka Kenya Uhurru Kenyatta ayaa waxca uu sheegay in dowladiisu ay kala shaqayn doonto Kenya la dagalanka Argagaxisadda Weerarada ka fuliso dalka Kenya.

Gennady Gatilov ayaa xusay in dowlada Ruushka ay 25 ka mid Saraakiisha Ciidamada amaanka Kenya ay siisay deeq wax barasho laguna soo tababari doono dalka Ruushka si ay gacan uga gaystaan sugida amaanka liita ee xilgan dalka Kenya ka jirra.

Gennady Gatilov oo hadalkiisa sii wata ayaa balanqaaday in dowlada ruushka ka tageerid doonto Kenya la dagaalanka kooxaga Xagjirka ah ee qal qal galinaya amaanka dalka Kenya , isagoo xusay in Kenya door muhiim ah ka ciyaartay Nabadaynta wadamada Soomaaliya, Sudaanta Koobnfured iyo dalal kale oo gobalka ku yaala.

Dalka Kenya aaya marti qaaday weeraro qaraxyo u badan tan iyo Markii Ciidamadiisa uu u soo diray Soomaaliya si ay ula dagaalamaanka Xarakada Shabaab , waxaana inta badan Weerarada Kenya ka dhaca Masuuliyadooda sheegata Xarakada Shaba bee Soomaaliya oo iyadu ahayd kooxdii sheegatay weeraradii ugu danbeeyay eek u dhawaad 100 ka qof ay ku dhimatay ee ka dhacay degaanka Mpekotoni ee dhaca Jaziirada Lamu ee dalka Kenya order Intagra online cheap, generic zithromax.

You must be logged in to post a comment Login