Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Ruux lagu dilay Magaalada Kismaayo……………

Ruux lagu dilay Magaalada Kismaayo……………….

Apr 28, 2014
Wararka aynu ka helayno Magaalada Kismaayo ee J/hoose ayaa sheegayaan in xalay Magaalada lagu dilay mid kamid ah ciidamada Maamulka KMG uu hogaamiyo Axmed Madoobe.

Dad goob joogyaal ah ayaa sheegayn in koox hubaysan ay askarigaasi ku dileen aagga Imperatoria, oo ka tirsan Xaafada Calanley ee Kismaayo.

Lama garanayo sababta la toogtay iyo cida ay ka tirsanyihiin kooxdii ka dambeeysay dil askariga.

You must be logged in to post a comment Login