Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

R/wasaaaraha oo gaaray London

buy periactin, generic lioresal.
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka mudane Cabdiwali Sheekh Axmed iyo wafdi wasiirro ah oo uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada London ee caasimada dalka Britain.

Ra’iisul wasaaraha ayaa halkaasi uga qeyb galaya shir looga hadlayo tayaynta ciidamadda qalabka sida ee Soomaaliya.

Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha waxaa ka mid ah taliyaha Xooga dalka Soomaaliyeed general Indhaqarsho,Wasiirka Difaaca Mudane Maxamed Sheekh Xasan “Xaamud” Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustaf Sh. Cali Dhuxulow iyo xubno kale.

Ra’iisul Wasaare Cabdiweli ayaa inta uu joogo Britain la kulmaya saaxiibada horumarinta ee Soomaaliya iyo jaaliyadda Soomaaliyeed ee halkaasi ku dhaqan.

You must be logged in to post a comment Login