Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

R/wasaaraha oo saaka dalka dib ugu soo laabtay+Sawirro

DSC07392 DSC07415R/wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Dr. C/weli Sheekh Axmed ayaa saaka dalka dib ugu soo laabtay,  kadib markii uu soo dhameeystay safar shaqo oo uu ku tegay dalka Burundi.

R/wasaaraha ayaa garoonka diyaaraha Aadan Cadde waxaa si diirran ugu soo dhaweeyay, xubno ka tirsan golaha wasiirrada oo ay ka mid ahaayeen R/wasaare Xigeenka ahana wasiirka Awqaafta iyo arrimaha diinta, wasiirka arrimaha dibadda, wasiirka gaashaandhigga, wasiirka warfaafinta iyo hanuuninta dadweyna iyo wasiirro kale.

Dr. C/weli Sheekh Axmed R/wasaaraha dalka oo garoonka diyaaradaha kula hadlay saxaafadda ayaa ka warbixiyay safarkiisa uu ku tegay dalka Burundi, kulamadii uu la qaatay madaxda dalkaasi, waxyaabihii ay ka wada hadleen iyo heshiis dhex maray labada dal Soomaaliya iy Burundi.

DSC07338 DSC07343 DSC07346 DSC07347 DSC07348 DSC07349 DSC07351 DSC07352 DSC07353 DSC07354 DSC07356 DSC07363 buy Erectalis online cheap, buy Zoloft online. DSC07368 DSC07370 DSC07372 DSC07378 DSC07381 DSC07388 DSC07389 DSC07390 DSC07391 DSC07392 DSC07393 DSC07401 DSC07403 DSC07404 DSC07405 DSC07406 DSC07407 DSC07408 DSC07412 DSC07415

You must be logged in to post a comment Login