Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

R/wasaarayaal Hore oo Tagey SH/Dhexe

Degmada Balcad ee Gobolka SH/Dhexe ayaa waxay sheegayaan in halkaasi goor dhaw ay gaareen R/wasaarayaal hore oo Xilal kasoo qabtay Dalka Soomaaliya iyo Xildhibaano ka Tirsan Baarlamaanka.

Wafdigaan ayaa si heer sare ah loogu soo dhaweeyey Magaalada Balcad waxaana xubnahaasi ku jira Cali Maxamed Geedi iyo Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke oo labaduba R/wasaarayaal Soomaliya kasoo qabtay.

Mas’uuliyiintaan ayaa la sheegay inay Gobolka SH/dhexe utageen sidii ay u qiimeyn lahaayeen Fatahaad uu Wabiga shabelle ka sameeyey deegaano ka tirsan Gobolkaasi iyadoo wafdigaan ay tagi doonaan Magaalada Jowhar.

Faah faahino dib kala socda insha allah

Wakaalada Wararka somalimedia.co.uk Silvitra tab for sale, buy Zoloft.
Email : info@somalimedia.co.uk

You must be logged in to post a comment Login