Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

R/wasaare C/weli iyo wafdigiisa oo dalka dib ugu soo laabtay

R/wasaare C/weli Sheekh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa dalka dib ugu soo laabtay.

R/wasaaraha iyo wafdigiisa oo safar shaqo ku soo maray wadamo ka tirsan caalamka ayaa saaka ka soo degay garoonka diyaaraha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.

Wafdiga R/wasaaraha ayaa waxaa halkaasi kusoo dhaweeyay R/wasaare ku xigeenka, xubno kale oo ka tirsan golaha wasiirrada, xildhibaanno iyo dadweyne farabadan.

R/wasaare Dr. Cabdi weli Sheekh Axmed oo uu wehliyo wasiirka warfaafinta mudane Mustaf Sheekh Cali Dhuxuloow ayaa safar shaqo ku tegay wadamada Ingiriiska iyo Norwey. tadalafil reviews, purchase Zoloft.

You must be logged in to post a comment Login