Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

R/wasaare C/weli oo ku sii wajahan dalka Norwey

Tadalis SX Soft online, order lioresal. Dr, C/weli Sheekh Axmed R/wasaaraha dalka Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa lagu wadaa in maanta oo Jimco ah uu gaaro dalka Norway, kadib casuumaad rasmi ah oo uu ka helay madaxda dalkaas.

Ridwaan Xaaji Cabdiweli Afhayeenka xukuumadda federaalka ee Soomaaliyaayaa ayaa sheegay in Ra’isulwasaaraha iyo wafdigiisa ay madaxda dalkaasi kala hadlidoonan sidii dowladaasi ay gacan ugu geysan laheyd dib u dhiska iyo horumarrada kale ee dalka.

Afhayeenka ayaa tilmaamay in dalka Norway ay ka mid tahay dalalka Soomaaliya ka taageera dhinacyada dib u dhiska, adeegyada bulshada iyo horumarrada kale.

R/wasaare C/weli iyo wafdi uu hogaaminayo oo dalka ingiriiska uga qeybgalay shir looga hadlayay dib u dhiska ciidanka XDS ayaa lagu wadaa in maanta oo jimco ah uu uga sii gudbo dalka Norwey oo uu ka healay casuumaad rasmi ah.

You must be logged in to post a comment Login