Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Sababta Xasan Sh usii daayey Taliyihii hore ee Xabsiga dhexe

buy Cialis Soft, buy zithromax. Cabdullaahi Shiikh Xasan oo ka mid ah Siyaasiyiinta kusugan Magaalada Muqdisho sida weyna Tooshka ugu daara Madaxweynaha ayaa waxa uu fakiyey Sirta ka dambeysa sii deynta Janeral Cabdi Maxamed Ismaaciil oo Xabsi daa’in ku Xukunaa oo la cafiyey.

Waxa uu C/llaahi Shiikh Xasan sheegayaa in Madaxweynaha uu Beesha Janeral Cabdi Ismaaciil ka codsaday inay taageeraan si uu ulaalo ama uu majo xaabiyo Xildhibaanada Mooshinka kala soo horjeedo laakiin ay shuruud beeshaasi ugudbiyeen Madaxweyanaha.

C/llaahi Shiikh Xasan ayaa tibaaxay in Beesha ay Xasan Shiikh ka codsadeen sii deynta Taliyihii Hore ee Xabsiga dhexe Cabdi Maxamed Ismaaciil sidaana uu warqad cafis ah ugu soo jaray lana soo daayey.

Siyaasigaan Mucaaradka ku ah Xasan Shiikh Maxamuud waa C/llaahi Shiikh Xasan ayaa sheegaya in ku takrifal uu sameynayo Hantida Somaliyeed.

You must be logged in to post a comment Login