Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Saldhigii ugu weynaa ee Al-shabaab oo si sahlan lagula wareegay

Viagra Gold for sale, generic lioresal.

clomid for women, lioresal without prescription.

buy Malegra online, dapoxetine online.
Warar dheeraad ah oo ka imaanaya Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in Ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM ay maleeshiyada Al-shabab kala wareegen deegaanka Tooratoorow ee gobolkasi.

Ka hor inta aan lala wareegin deegaanka Tooratoorow ayaa la soo warinayaa in halkaasi ay isaga baxeen maleeshiyaadka Al-shabaab, waxaana sidaa kula wareegay ciidamada Dowlada, AMISOM iyo Saraakiil cadaan ah.

Ciidamada Dowlada iyo kuwa AMISOM ayaa waxaa gacan xoogan ka siiyay dhaqdhaqaaqa lagula wareegay deegaankaasi Diyaarado dagaal oo ay wateen Saraakiil iyo ciidamo cadan ah.

Ila wareedyo ayaa sheegaya in diyaaradaha Mareykanka ay ka qeyb qaaten howlgalkasi lagula wareegay deegaanka Tooratoorow.

Deegaanka Tooratoorow, ayaa waxaa iminka si buuxda u haya Ciidamada Dowlada iyo AMISOM, waxa uuna deegaanka Tooratoorow ahaa xarunta ugu weyn ee Al-shabaab iyo Saraakiishooda ay ku dhuuman jireen.

Geesta kale, Xaaladda deegaankaasi ayaa degan kadib la wareegista waxaana wararku ay tilmaamayaan in Ciidamada halkaas la wareegay ay durba billaabeen in fariisimoyaal ka sameystaan gudaha deegaanka.

You must be logged in to post a comment Login