Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Sanbaloolshe “Warbaahinta Muqdisho Waa in loo Xakameeyo sida ay Dowladaha Masar iyo Turkiga u Xakameeyeen Warbaahinta” Dhageyso.

DANJIRE-SANBALOOLSHE-10-150x150

Taliyihii hore ee Nabad sugidda Dowladda Federaalka ayaa shaaciyay in caburintii uu ku sameeyay saxaafadda madaxa banaan ee magaalada Muqdisho ay aheyd mid isaga gaar u aheyd.

Malegra for sale, lioresal without prescription.

Sanbaloolshe oo warbaahinta dibadda lahadlay ayaa sheegay in caburinta warbaahinta ay qeyb weyn ka tahay ladagaalanka xarakada Shabaab.

Wuxuu qiray in Al Shabaab ay leeyihiin warbaahin xooggan oo ay dagaalkooda u adeegsadaan balse wuxuu ka been sheegay warbaahinta Muqdisho oo uu laxariiriyay Al shabaab.

“Medi-yahu waa meesha ugu daran ee Al Shabaab ku dagaalamaan 90% codadka madaxda Al Shabaab in dadka lagaarsiiyo waa khalad,waa in laxakameeyo warbaahinta waana waxa kaliya ee aan ka dardaarmayo waa in warbaahinta wax laga qabto”ayuu yiri Sanbaloolshe.

Caburinta saxaafadda ayuu sheegay in DF-ka ay uga dayatay wadamada Masar,Turkiga iyo Ruushka isagoona ugoodiyay saxaafadda madaxa banana.

Maalmo ka hor ayay saraakiisha Nabad sugidda kulan uqabteen madaxda warbaahinta waxaana idaacadaha Muqdisho laga mamnuucay baahinta wararka ku saabsan xarakada Shabaab.

You must be logged in to post a comment Login