Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

SARAAKIIL BOOLISKA KA TIRSAN OO LOO XIRXIRAY QARAXII SYL

Warar is khilaafsan ayaa ka soo baxaya qaraxii shakiga badan dhaliyey ee ka dhacay Hotel SYL shalay duhurnimaddii xili si weyn loo adkeeyey ammaanka Magaaladda Muqdisho oo diyaar gorow loogu jirey soo dhoweynta Madaxweynaha Turkiga, Hotel ka oo ay deganaayeen Masuuliyiin hordhac u ahaa Safarka madaxweynaha Turkiga oo maanta baaqday.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo booqday Hotelka Qaraxa kadib ayaa shir jaraa’id oo uu qabtay sheegay in baaritaan la samayn doono balse wararka hadda ay ka helayso ilo Ku dhaw saraakisha Ciidamada Booliska soomaaliyeed ayaa sheegaya in Qarixii shalay ka dhacay iridda Hotelka SYL loo xirxiray ilaa dhowr sargaal oo ka tirsan ciidanka Booliska.

Saraakiisha La xirey waxaa Qaar ka mid ah Taliyayaashii Qeybaha Gaar ahaan   Waliyoow Cadde ee ciidanka Booliska, iyo Saraakiil ka tirsan Saldhigyadda Booliska Degmooyinka Howlwadaag iyo Hodan  iyo kuwo Kale.

Female Viagra for sale, dapoxetine reviews. Wararkan oo  ay heshay Warbaahinta Warqaad.org ayaa intaas ku daraya in saraakiishan loo heysto Sababo la xiriira furnaashaha Wadooyinka oo qarax ka hornaa xirnaansho lagu ogaa.

Booliiska ayaa saakay la arkayaa iyagoo si aad ah u adkeenaya amaanka wadooyinka Xiran iyagoo meelaha qaar u diiday in dadka rayidka ay maraan iskaba dhaaf gaadiid adeegsada inkasta oo la xaqiijiyey baaqashadda Wafdigii la sugaayey ee Madaxweyne Rajab Tayeb Ordogan

You must be logged in to post a comment Login