Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Saraakiil ka tirsan Al Shabaab oo soo galay Gacanta Dawlada Soomaaliya

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa waxay Howlgal ka sameeyeen Xaafadaha Degmada Baraawe ee Gobolka Shabellaha Hoose iyagoona dad badan xabsiga dhigay.

Taliyaha Guutada Seddexaad ee Ciidanka Meliteriga Hilowle Ciise Hagareey ayaa sheegay in dadka qaarkood ay howlgalka ku qabteen lasii daayey markii wax dembi ah lagu waayey.

Vigora buy online, dapoxetine online.

Waxa uu taliyuhu sheegay in Saraakiil Katirsan Al Shabaab dad lagu tuhmay inay hadda gacanta ku hayaan oo baaritaano lagu hayo isagoo hadalkiisa intaa raaciyey in Howlgalkaasi Amniga lagu xaqiijinayey.

Hilowle Ciise Hagareey ayaa ugu dambeyn sheegya in tan iyo markii ay yimaadeen Baraawe Amnigeeda 100% wanaagsan yahay oo wax dhibaato ah ka dhicin.

You must be logged in to post a comment Login