Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

SARAAKIISHA DJBOUTI KA JOOGA SOMALIA OO WACAD KU MARAY INAY JILBAHA DHULKA U …

Taliyaha ku meel-gaarka ee Ciidamada Djibouti ee ku sugan Somalia G/le Ali Xusein Abdi oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Ciidamadoodu ay weli taagan yihiin go’aankii ahaa in xal laga dhaliyo Siyaasada iyo dhibaatooyinka ka taagan Somalia.

buy Malegra DXT online, cheap dapoxetine.

Waxa uu sheegay in Ciidamada Djibouti aya u imaaden Dalka Somalia inay ka dhaliyaan Nabad balse, aysan u imaan meel fadhi iyo nasasho, waxa uuna Wacad ku maray inaysan u hakan doonin Alshabaab meel waliba oo ay kaga dhuuntaan Somali.

G/le Ali Xusein Abdi waxa uu sidoo kale sheegay in Weerarkii ka dhacay Dalka Jabuuti uusan aheyn mid saameyn ku yeelanaayo Howlgalada ay u joogan Somalia, waxa uuna sheegay in Somalia ay ku faafin doonan Nabad.

Dhanka kale, G/le Ali Xusein Abdi ayaa waxa uu Shacbiga Soomaaliyeed ugu baaqay inay kala shaqeeyaan Nabada iyo Horumarka waxa uuna ka digay in Alshabaabka dhuumaleysanaayo la siiyo Hooy iyo raashiin.

You must be logged in to post a comment Login