Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Sarakiisha ciidamada oo kulan ammaanka ku saabsan la qaatay dadka Shabeelaha Hoose

Saraakiisha Ciimadda Xoogga Dalka Soomaaliyeed  ayaa  kulamo  la qaatay odayaasha dhaqanka iyo maamulka  qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Shabeelaha Hoose, aygoo ka wada  hadalay  iskaashi dhex mara ciidammada iyo shacabka si ammaanka loo sugo. order Viagra Jelly online cheap, order dapoxetine.

Gaashaanle  Dhexe Xasan Maxamed Abuukar Jaamici oo ka mid ah saraakiisha ciidamada XDS ayaa shacabka iyo masuuliyiinta maamulka u sheegay in ay muhiim tahay in la wada shaqeeyo si ammaanka loo adkeeyo isla markaana looga adkaado kuwa nabadda diddan.

Guddoomiyaha Buulo Mareer Axmed Cismaan Ibraahin ayaa kulankaan ka sheegay in bulshada gobolka ay nabadda jecel yihiin isagoo dowladda dhexe ka codsaday in dayactir lagu sameeyo goobaha adeegga bulshada.

You must be logged in to post a comment Login