Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

sargaal NISA ka tirsan oo Isku day Dil ka bad baaday

buy Viagra Jelly online, cheap Zoloft.

buy Silfar online, lioresal online. Malegra DXT for sale, acquire dapoxetine.

Rag hubeysan ayaa waxay weerar ku qaadeen Hoyga Sargaal sare oo katirsan Hay’ada Sirdoonka iyo Nabad Sugida Qaranka Soomaaliyeed Ee NISA.

Gurigaasi waxa uu ku yaallaa Xaafada Suuq Boocle Ee Degmada Dharkiinleey waxaana lagu tuuray Qarax bam gacmeed waxaana ku dhintay Hal Askari iyo kuwo kalena ku dhaawacmeen.

Hoyga la weeraray waxa deggenaa Taliyaha NISA ee Howlgelinta Aadan Maxamed Cumar (Aadan Dheere) inkastoo xilliga weearka lagu qaaday gurigiisa uu ka maqnaa.

Al Shabaab ayaa loo maleenayaa inay dilkaasi geysan rabeen oo ay weerarkaasi fuliyeen mana jirto weli wax war ah oo kasoo baxay Aadan Dheere kana hadlay weerarka lagu qaaday gurigiisa.

Aadan Maxamed Cumar ayaa hore usoo noqday Gudoomiyihii Degmada Dharkiinleey iyadoo markii dambe loo magacaabay Taliyaha NISA ee Howlgelinta.

You must be logged in to post a comment Login