Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Sargaal uga dhashay Uganda oo loo gudbiyay maxkamada dambiyada dagaalka ee ICCA

Waxaa loo duuliyay magaalada Hague ee dalka Netherlands, Dominic Ongwen, oo ah sarkaal sare oo ka tirsanaa jabhadda Uganda ka dagaalanta ee LRA.

generic sildenafil, generic clomid.

Waxaa la horgeynayaa maxkamada dembiyada caalamiga ah ee ICCA, isaga oo loo haysto in uu galay xadgudubyo ka dhan ah bani’aadanka.

Dowladda Uganda ayaa ogolaatay in Ongwen lagu maxkamadeeyo ICCA, walow uu dalkaasi dhaliilsan yahay maxkamadda.

ICC ayaa sheegtay in Ongwen lagu hayn doono dalkaasi Netherlands, ilaa iyo inta ay bilaabmeyso maxkamadeyntiisa.

Laba todobaad ka hor ayay ahayd markii uu Ongwen isu soo dhiibay ciidammo Mareykan ah, oo ku sugan Jamhuuriyada Bartamaha Afrika.

You must be logged in to post a comment Login