Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Sargaal Xabsi Daa’in ku xukunaa oo Xasan Shiikh sii Daayey

Taliyihii hore ee Xabsiga dhexe ee Xamar Cabdi Maxamed Ismaaciil ayaa waxa la sheegay in maanta lasii daayey markii cafis kasoo baxay Xafiiska Madaxweynaha lagu sii daayey.

Cabdi Maxamed Ismaaciil ayaa waxa uu ahaa Taliyihii Xabsiga Dhexe ee Xamar isagoo lagu Eedeeyey inuu Lacago kumanaan Dollar ah ka qaatay Al Shabaab kadibna uu Xabsiga kasii daayey xubno katirsanaa Al Shabaab.

Sargaalkaan ayaa ku Xukunaa Xabsi daa’in Cimrigaa ha ku furto ah waxaase maanta Cafis madaxweyne la sheegay inuu dib xoriyadiisii ugu helay. Tastylia no rx, buy lioresal.

You must be logged in to post a comment Login