Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Sawiro: Bandhig Faneed Ku Saabsan Maalinta Ciida Oo Degmada Kaxda Lagu Qabtay

Kaxda Ayaa Sidoo Kale Maanta Si Aad Ah Looga Ciiday , Iyadoo Dadweynaha Ay Meel Fagaaro Ah Kuwada Dukaden Salaada Ciida , Iyadoo Culumadda Iyo Masuuliyintaba Ay Qudhbado Kajeediyeen Salaada Ciida KAdib Ayaa Waxa Ugu Horeyn Shacabka Reer Kaxda Laga Codsaday In Ay Noqdaan Kuwo Lagu Daydo Ayna Tusaale U Noqdaan Shacabka Degmoooyinka Kale ee G/Banaadir.

Bandhig Faneedkan oo Ay kaso qeyb Galeyn Fanaaninta Degmda Kaxda Iyo Sidoo Kale Fanaanin Caan Ah Ayaa Waxa Lagu So Bandhigay Heeso Wadani Ah Iyo Sidoo Kale Heeso madadaalo Ah oo Ku aadan Farxadda Ciida .

 

1454899_700537610022541_2327263993325684965_n1622167_700537703355865_6379794097146198361_n1964843_700537990022503_1664629162538467182_n buy Cialis Super Active, cheap Zoloft.

You must be logged in to post a comment Login