Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Sawiro: Hogaamiyaha Catholic oo cagaha ka dhunkaday Nin Muslim ah

Silvitra tab for sale, buy Zoloft. buy tadalafil, acquire zithromax.

Caado dhaqameedka loo yaqaano (Easter Week) ayuu wax layaab leh kusoo bandhigay Hogaamiyaha Mad-habta Diinta Catholic ninka lagu magacaabo Pope Francis.

Warbaahinta Adduunka ayaa warbixino ka qoray Sawiro laga qaaday Pope Francis oo cagaha ka dhunkanaya qaxooti Muslimiin ah oo kusugan dalka Talyaaniga.

rr

Waxa uu sheegay Pope Francis in ay umuujinayaan inaysan necbeyn muslimiinta iyo dadka qaxootiga ah si loogu cadeeyo Argagaxisada iyo muslimiintu inaysan isku mid aheyn.

Weerardii Brussles iyo Paris ka dhacay ayuu soo hadal qaaday inay ahaayeen kuwo lagu sumcad dilayey Dadka Islaamka ah.

Pope Francis ayaa shalay oo Khamistii arinaan cagaha uu ka shumiyey Qaxootiga Muslimiinta ah waxa uu ka sameeyey Banaanka Castelnuovo di Porto, oo ku taalla Caasimada Dalka Talyaaniga Ee Rome.

rr

buy Silagra online, order lioresal.  

You must be logged in to post a comment Login