Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Sawirro: 26 Sanno kadib Jalalaqsi oo la geeyay Ciidamo cusub oo ah..

Kamagra Flavored for sale, acquire zithromax.

Caverta online, order dapoxetine.

Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliya Gen, Maxamed Shiikh Xasan Xaamud oo ay weliyaan saraakiil isugu jira boolis, Soomaali iyo AMISOM, iyo taliyaha qeebta Booliska Gobolka Hiiraan Col’isaaq cali cubdulle ayaa manta garay dagmada Jalalaqsi ee Gobolka hiiraan

Ujeedka safarka Gen,Maxamed shiikh xasan xaamud Taliyaha Booliska soomaaliya uu ku gaaray Degmada Jalalaqsi ayaa ah bogaadinta ciidamo boolis ah oo muda 26’sana ah kadib ka howlgali doono degmada jalalaqsi .

Munaasabada kooban oo lagu qabtay gudaha magaalada jalalaqsi ayaa ugu horeyn waxa ka hadlay qaar kamid dadka ku dhaqan jalalaqsi waxa ayna siweyn usoo dhaweeyeen wafdiga maanta gaaray iyagoona balan qaaday iney la shaqeyn donaan ciidamada booliska.

Sidoo kale Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Hiiraan Col’isaaq cali Cabdulle oo madasha ka hadlay ayaa shacabka ku nool jalalaqsi ka codsaday iney la shaqeyaan ciidamada booliska ee lasoo gaarsiyay degmada.

Ugu Dambeyn Taliyaha Booliska Soomaaliya Gen Maxamed Shiikh Xasan Xaamud waxa uu dadka ku nool Jalalaqsi uu ugu baaqay in ay ka qeyb qaatan horumarka ciidamada booliska degmada iyo dhamestirka Ciidama Booliska maadaama ay yihiin ciidamadii ugu horeyay ee boolis ah oo laga howlgaliyey Degmada.

12345 order Cialis Professional online, zithromax online. 6

You must be logged in to post a comment Login