Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Sawirro: Amaanka Garoonka Aadan Cadde oo la sheegay in uu yahay mid…

nolvadex buy online, buy dapoxetine.

legal buy clomid online, buy zithromax.

Waxaa Garoonka Diyaardaha Aadan Cadde ee Magaaaladda Muqdisho Kormeer ku tagey Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka kuwaa oo eegayey howlaha Baxaadadda leh ee Garoonka iyo Qaabka loo sugayo Amaanka ka dib markii dhawaan aiyaarad ay lahayd Shirkadda Diyaaraha ee Daalo Qarax loo geystey mar ay ka duushey Garoonka.

Wasiirada soo booqdey Garoonka waxaa ka mid ahaa Wasiirka Warfaafinta Maxamed Cabdulaahi Xayir Maareeye , Wasiir ku xigeenada Gaadiidka iyo Duulista, Wasiir ku xigeenka Caafimaadka , Wasiiru Dowlaha Maaliyada sidoo kale waxaa ku wehliyey Taliya Waaxada Socdaala iyo Jisiyadaha Gen Cabdulaahi Gaafow waxayna Masuuliyintaa soo eegeen Diyaarada weyn oo ay lahayd Shirkadda Jubba Airways oo markaasi Qaadayesey Rakaab waxayna la hadleen Dadkii rakaabka ahaa ee Diyaarada Saarnaa iyagoo u sheegey in amaanka Garoonka Baqolkiiba Boqol la isku Haleyn karo.

Wasiirada ayaa Warbxin ka dhageystey masuuliyiinta iyo Shirkadaha Diyaaradaha kuwaa sheegey in Howsha garoonka ay haatan tahay mid Caadi ah islamarkaana maalin iwalib ay ka soo degeyaan ma ka dhoofayaan Dad fara badan ka dib markii si aad ah loo adkeeyey amaanka Garoonka Diyaaradha Aadan Cadde.

Taliyaha Waaxda Sacdaalkiyo Jnsiyadaha oo isna halkaa ka Hadley ayaa u mahdceliyey Dhamaan Shaqaalaha iyp Ciidamada Amaanka oo uu sheegey in ay waxa badan ka badeleen dhaqdhaqaaqii garoonka gaar ahaan isagoo sheegey in ay si Wanaagsan u socdaan Duulimaadyadii Caalamiga aha iyo KuwII Gudaha isagoo u soo jeediyey dhamaan Shaqaalaha iyo Ciidamda amaanka in ay sii laba jibaaraan Howsha Garoonka .

“ Aad baan ugu Mahadcelinayaa Shirkadaha Diyaaradaha Juba iyo Daalo sida ay uga go’a tahay in ay u shaqeeyaan Shacabkooda , Kaalintaasina Shacabka ma hilmaami doonaan waayo Xiliyo adag ayey Shacabkooda u soo shaqeeyeen marka waxaana leeyahay halkaas ka sii wada Howsha “ sidaa waxaa yiri Wasiirka Warfaafinta Maxamed Cabdulaahi Xayir Maareeye oo u so jeediyey Shirkada Turkish iyo kuwa kale ee Caalami ah in ay dib u soo celiyaan Duulimaadkoodii maadaama haatan Amaanka Garoonka uu yahay mid la sku haleyn karo

Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde markii ay Booqanayeen Masuuliyiinta Dowladda waxaa uu ahaa mid aad u Mashquul badnaa waxaana Garoonka Fadhiyey Diyaarado fara badan kuwaa oo garoonka ka qaadayey Rakaab kuwa kale ay keenayeen Rakaab
.
W/D Amiin Yuusuf Khasaaro
E-Mail amiinkhasaaro@hotmail.co.uk
E-Mail amiinkhasaaro@ yahoo.co.uk

ama_1

ama_2

ama_3

ama_4

ama_5

ama_6

ama_7 (1)

ama_8

ama_9

ama_10

Kamagra Jelly no rx, cheap clomid. ama_11

ama_12

You must be logged in to post a comment Login