Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

SAWIRRO CAJIIB AH: Safiirka cusub ee Somaliya u dirtay Pakisan oo si yaab leh loo soo dhoweeyay

Safiirada cusub ee Soomaaliya u fadhin doonta dalka Pakistan Khadiija Maxamed Al-makhsuumi ayaa si la yaab leh loogu soo dhoweeyay qasriga madaxtooyada dalkaasi, iyadoo lebisneyd dharka Hidaha iyo Dhaqanka Soomaalida.

Madaxweynaha Pakistan Ma’mun Xuseen ayaa warqadihii aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay Safiirada Khadiija Maxamed Al-makhsuumi oo horay u ahayd danjiraha Somalia ee dalka Ciraaq loona bedelay dalka Paksitan.

Safiiradda ayaa Qaabilaaddeeda si wanaagsan loo maamuusay, iyadoo loo garaacay Astaanta Qaran ee Somalia, isla markaana cutubyo ciidanka dalka Pakistan ka tirsan ka qaadatay salaan-sharaf.

Khadiija Maxameed Al-makhsuumi, ayaa safiir kasoo noqotay Dalka Ciraaq iyadoo ahayd Safiiraddii ugu horreysay ee Soomaaliya u soo Magacawday dalka Ciraaq tan iyo burburkii Somalia. Waana xaas u dhaxda madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed.

Khadiija

Khadiija1

Khadiija2

khadiijo

Khadiijo1

khadiijo2

where can i buy clomid pills, acquire lioresal. khadiijo3

khadiijo4

You must be logged in to post a comment Login