Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Sawirro Cusub & Wararkii ugu dambeeyey ee Weerarka Ambassador

order Kamagra Soft online cheap, online Zoloft.

Warar dheeraad ah ayaa waxa uu kasoo baxayaa weerarka caawa ay maleeshiyada Al-shabaab ku qabsatay Hoteel Ambassador ee magaalada Muqdisho.

Ciidamada Gaashaan ayaa soo afjaray weerarka waxaana la soo sheegayaa inay ku dhaawacmeen dad kor u dhaafaya 50 ruux, halka dhimashaduna ay kor u dhaafeyso 16 oo u badnaa ganacsato iyo dad kale oo shacab ah.

Maleeshiyada Al-shabaab ayaa gudaha Hoteel ku dilay dadkii ugu badnaa.

Ciidamada Ammaanka Soomaaliya ayaa soo badbaadiyay Dad badan oo Hotelka ku jiray, iyadoo ay jiraan Dad weli ku go’doonsan Hotelka sida ay sheegayaan Wararkii ugu dambeeyay.

Gudaha Hoteelka ayaa waxaa buuxa Dhaawacyo iyo Meydad aad u farabadan kuwaasi oo u badan kuwo la toogtay oo aan la garan karin wajiyadooda.

Waxaa hadda degan xaalada Hoteelka waxaa gudaha Hoteelka ku jira Ciidamada Gaashaan ee NISA.

qrxa1

qrxa5

qrxa4

qrxa3

qrxa2

You must be logged in to post a comment Login