Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

SAWIRRO + DHAGEYSI: Ciidanka Galmudug oo xasuuqay shababakii ugu badnaa Soona bandhigay Maxaabiis ay qabteen

Cialis no rx. Cialis online, buy zithromax online.

Sarkaal ku Sugan Goobihii Dagaalka Ayaa ka dhaceen Shalay ayaa ka Waramay Halka ay ku Suganyihiin iyo Tirada Shabaabka ay ka Dileen iyo Dhimasha Galmudug Dhankooda jirta.

Sarkaalkan oo Furinta Dagaalka ku Sugan Ayaa Sheegay in Shabaabka Ay Dib uga Celiyeen Dhanka Galmudug isagoo intaasi ku Daray in Ay Gacanta ku Dhigaan Maxaabiisa Farabadan.

War hada soo dhacay ayaa sheegaya in ciimada Galmudug ay xasuuqeen Shabaab badan oo ku dhuumaaley sanaayey Baadiyaha deegaanka Jirayga Ee Bariga Gobolka Mudug.

Dagaalkii shalay  Dhacay Ayaa xalay iskiis u istaagay waxana Xaalada Ay ku soo Laabtay Sidii Hore inkastoo ciidamada Galmudug ay wadaan Howlgalo ay ku baacsanayaan Shabaab.

Maamulka Galmudug ayaa Maanta Gaalkacyo Kusoo bandhigay Kudhawaad 20 Maxabuus oo katrsan Maleshiyada Al-Shabaab kuwaas oo lagu soo qabtay Dagaal ka dhacay Deegaanka Jirayga.

Halkaan ka dhageyso:

984672 dapoxetine reviews, lioresal reviews. 53 Cialis Jelly online, zithromax online. 1

You must be logged in to post a comment Login