Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Sawirro: Diyaaradii Ruushka ee la soo riday & Meydadka dadkii la socday oo

Viagra Caps no rx, purchase lioresal. buy Tadacip, purchase dapoxetine.

Diyaarad nuuca Helicopter-ka ah ay lahaayeen milatariga Dowlada Ruushka ayaa shalay oo Axad ah lagu soo riday Gobolka Idlib ee kuyaala Waqooyoga dalka Siiriya.

Wasaarada Gaashaandhiga Ruushka ayaa xaqijisay in Diyaarad ay lahaayeen ciidankooda lasoo riday , waxa ayna Wasaarado sheegtay in diyaaradaasi ay saarnaayeen shan qof oo sadex kamid ah ay ahaayeen duuliyasahii Diyaarada iyo labo sargaal.

Muuqaalo iyo Sawiro ay soo bandhigeen xoogaga Islaamiyiin ah ayaa muujinaya diyaaradan lasoo riday oo gubaneysa, waxa ayna xoogaga hubeesan ay jiideen meydadka qaar kamid ah askartii Ruushka ee diyaarada saarnaa.

Diyaarada lasoo riday oo nuuceedu ahaa Mi-8 , ayaa la sheegay xiliga lasoo ridayay in gar gaar iyo saanad ay gaarsiisay magaalada Aleppo , waxaana diyaarada markii ay dib u laabatay hawadana gashay lala helay gantaal dhulka kuso riday.

Cowx6QcWgAALWVy.jpg

alep_3

alep_4

alep_5

alep_6

alep_7

alep_8

acquire tadalafil, acquire lioresal. alep_1

You must be logged in to post a comment Login