Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

SAWIRRO: Erdogan oo hadiyad ahaan loo siiyey diyaarad joogta $400 milyan


nolvadex for sale, generic Zoloft.

Boqorka dalka Qatar Sheikh Tamim bin Hamad Al-Thani ayaa hadiyad ahaan u siiyey Madaxweynaha hadda hayo talada Turkiga ee Recep Tayyip ErdoAYan diyaarad qaali ah oo nooceedu yahay Boeing 747-8 sida lagu daabacay Maanta Warbaahinada Dowladda Turkiga.

Viagra Plus for sale, acquire zithromax Gold Vigra online, buy lioresal. .

Haddiyadaan la siiyey madaxweynaha dalka Turkiga ayaa loogu magac daray a�? Thania��s Love for ErdoAYana�? oo ujeedadeedu tahay haddiyadii uu Boqorka Qatar Al-Thani lasoo jeclaaday ErdoAYan.

Wararka ayaa intaas ku darayo in diyaaradaan loo hibeeyey ErdoAYan laga sameeyey qalab dhameystiran oo VIP ah.

Diyaaradaan Boeing 747-8 ayaa waxaa ku baxday Adduun lacageed oo gaarayo ilaa 400 Malyan oo Dollarka Mareykanka ah.

Sida caadiga ah waxaa loogu talagalay inay qaado 400 oo qof balse diyaaradaan sida gaarka ah loogu hibeeyey ErdoAYan ayaa waxaa loo sameeyey nashqad ay kaliya ku qaadi karto 70 qof.

Diyaaradaan ayaa waxay soo caga dhigatay garoonka Diyaaradaha Sabiha GA�kA�en International Airport waxaana lagu xareeyey qeybta la dhigo diyaaradaha uu leeyahay Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip ErdoAYan.

Hadiyadaan ayaa waxay kusoo aadeysaa xilli Boqorka dalka Qatar uu Bishii hore booqday Magaalada Ankara halkaas oo uu kaga dhawaaqay in dalkiisa uu Turkiga ku maalgelin doono 15 Bilyan oo lacagta Mareykanka ah.

Cialis soft FRUIT buy online, online Zoloft.

You must be logged in to post a comment Login