Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Sawirro: Meydadka Al-shabaabkii weeraray CID oo lasoo bandhigay

order tadalafil, order dapoxetine.

buy Viagra Caps online, generic zithromax sildenafil withoutprescription, generic lioresal. .
Saraakiisha Hay’adaha amaanka dowlada Somalia, ayaa goordhow soo bandhigay Meydadka maleeshiyaadkii weerarka ku qaaday Xarunta Dambi Baarista ee dowladda Soomaaliya ee loo yaqaan CID.

Saraakiishu waxa ay sheegen in maleeshiyada ay weerarka Qaraxyada ah ka fuliyeen afafka hore balse ay dableyda kasoo galeen dhabarka danbe ee xarunta.

Meydadka maleeshiyada ee goordhow lasoo bandhigay ayaa waxaa ku jiray kuwo kasoo dhexbaxay gaariga Qarxay oo iyagu ka go’ay lugaha, gacmaha iyo madaxa.

Sidoo kale, waxaa lasoo bandhigay dagaalyahaano laga toogtay qaarka danbe ee jirka kuwaasi oo isku dayaayay inay u baxsadaan gudaha Xarunta.

Dagaalyahaanada lagu dhex dilay xarunta ayaa ahaa kuwo aan si fiican u heysan nashqada Xarunta Dambi-baarista, waxaana dhammaantooda lagu toogtay barxada Xarunta.

Maleeshiyada ayaa heysan tababaro ku filan waxa ayna ku fashilmeen qorshihii laga lahaa weerarka.

meyd-1

meyd-2

meyd-3

Meyd-4

Meyd-5

You must be logged in to post a comment Login