Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Sawirro: Qarax Booyad oo argagax geliyey Soomaali badan ayaa dhacay.

Revatio no rx, buy lioresal online. buy paroxetine online without prescription, clomid reviews.

Magaalada Kampala ee Caasimada Wadanka Uganda waxa shalay Salaadii Jimco kadib ka dhacday Qarax booyad Shidaal oo argagax geliyey Soomaalida ka agdhowaa kuwaas oo kala cararay markii ay boyadaasi qaraxday, kadib markii ay u maleeyeen Qarax caadi ah.

Qaraxa Booyadaas oo ka dhacay Xaafadda Soomaalidu u badan tahay ee Kenyi dhabarka dambe ee hotelka Somalida ee AL-QUDUS, ayaa Sababay dhimashada 4 ruux oo ahaa dadkii booyada Sameeynayey.

Booyada ayaa qaraxday kadib markii ay la isku deyey in laga alxamo meel ay ka duleeshay, sida uu soo sheegayo Wariyaha Warqaad.com ee Magaalada Kampala Maxamed Rashid Aadan (Kusow).

Kasokoow Qasaaraha dhimashada waxay sidoo kale qaraxa Booyadu uu wax yeelo u geystay Hotelka Al-Qudus oo ah Hotel Soomaalidu leedahay oo ku yaala Xaafadda Kisenyi ee Magaalada Kampala.

viber ima viber imag Super Tadarise for sale, clomid online. viber image viber

You must be logged in to post a comment Login